Hey’adaha Horn Center iyo PDRC ayaa soo qaban qaabisay kulan lala yeeshay gancsatada Gobolka Mudug, khaasatan magaalada Galkacyo. Kulanka waxaa diiradda lagu saarayay sida saameynta ganacsatadu ay u muuqan lahayd guddi ay ganacsatada Galkacyo ku mideysanyihiin
